Xildhibaano horleh oo soo gaaray Cadaado (Video)

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Magaalada Cadaado Xarunta Barlamaanka Galmudug waxaa galabta soo gaaray Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka Galmudug, xildhibaanadan oo gaarayey 14 mudane ayaa galabta kasoo dagay garoonka diyaaradaha Cadaado.

Xildhibaano iyo masuuliyiin kale ayaa kusoo dhaweeyey garoonka diyaaradaha, sidoo kale shalay iyo doraad ayaa Cadaado waxaa yimid tiro xildhibaano ah. waxaana la filayaa in ay dhawaan guda galaan doorashada Madaxweynaha Galmudug.

Halkaan ka daawo . Subcribe dheh Youtube Channelkeena

 https://www.youtube.com/channel/UCXm-msZMf7gXAnmO1zXwWlA