Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaal Iyo Dib u heshiisiinta Dowladda Dhexe ayaa warsaxaafadeed ka soo saartay Arrimaha Doorashooyinka Dowlad Goboleedka Jubaland.
Wasaaradda Ayaa sheegay inaysan aqoonsaneyn Natiijo kasta oo ka soo baxda Doorashada Jubbaland.
Halka Hoose ka Akhriso.