Trump oo ugu baaqay Ilhan Omar in ay Iscasisho.

Wararka Dibadda Wararka Maanta

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa kubiiray weerarka afka ah ee Lagu haayo Gabadhaan Somaliyeed ee katirsan Baarlamaanka Maraykanka (Congress).

Waxay ay baahisay Qoraal ay yuhuudda ku dhaliishay iyadoo wax ka sheegatay.

Arintaas ayaa Cara galisay Dad badanoo yuhuud ah.
Trump ayaa sheegay in uu kula talinayo Ilhan in ay iscasisho, Ama ay iska Casisho xubinnimada Gudiga arimaha dibada oo ay hadda Qayb katahay.