Taliyaha Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka oo Cadaado soo gaaray (Video)

Uncategorized Wararka Galmudug Wararka Maanta

Wafdigaan uu hogaaminayoey  Taliyaha hay’ada nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka Gen. Cabdulaahi Gaafow Maxamuud ayaa maanta soo gaaray magaalada cadaado, waxaana wafdigaan garoonka diyaaradaha magaalada cadaado  kusoo dhaweeyay taliayha ciidamada nabad sugida qeybta galmudug amaan duulaha ciidamada xooga dalka qeybta 21aad  xildhibaano katirsan galmudug iyo qeybaha kala duwan ee bulshada reer galmudug.

Taliyaha  ayaa waxaa uu salaan sharaf ka qaatay cutub ka tirsan ciidanka NISA oo kusugnaa garoonka diyaaradaha magaalada cadaado salaan kadibna ciidanka ayuu mid mid usalaamay islamarkaana gadiidkooda ayuu kormeeray.

isla garoonka diyaaradaha magaalada cadaado ayuu taliyhu kula hadlay saxaafada waxaana uusheegay in socdaalkani uu qeyb kayahay socdaalo uu kutagyo xarumaha ay kusugn yihiin ciidanka NISA.

 

Comments are closed.