Sawirro: Olale nadaafadeed ka socda Magaalada Godinlabe

Waxaa maalmahaan ka socday Magaalada Godinlabe Olale nadaafadeed ay fulinayeen ururka Hooyooyinka Godinlabe, waxaana ay isku bahaysteen hormarinta Magaalada. Qashinka oo dhibaato badan ku ¬†haya magaalada ayay ku guuleysteen in intiisa badan isugu geeyaan duleedka magaalada Halkaas oo ay ku gubeen, waxaana arintan aad u soo dhaweeyey bulshada deegaanka. Ururka Hooyoyinka Godinlabe ayaa ka mid […]

Continue Reading