Daawo Qalbidhagax: “Aniga oo Qaawan ayaa sawiro la iga qaaday kadibna itoobiya la ii dhiibay”

Halgame Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbidhagax oo dhawaan laga soo daayey xabsi ku yaala itoobiya, ayaa dad farabadan kula hadlay xaflad lagu maamuusayey soo dayntiisa. Munaasabadan oo ay ka qeybgaleen siyaasiyiin iyo qeybaha bulshada ayuu Qalbi dhagax ka jeediyey khudbo dheer oo uu kaga hadlay arimo badan. Cabdi kariin ayaa yiri :”Waxaa la iga qabtay Gaalkacayo, […]

Continue Reading

Sawirro: Shariif Xasan oo Xariga ka jaray Madaxtooyada Cusub ee Maamulkiisa Degmada Baraawe

Shariif Xasan Shiikh Aadan Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta xariga ka jaray Madaxtooyada cusub ee mamulkiisa oo laga dhisay degmada Baraawe. Shariif Xasan oo sidoo kale maanta gaaray ayaa sidoo kale xarigaa ka jaray Garoonka Dayuuradaha iyo dekadda macmalka ah Magaalada Baraawe. Baraawe waa xarunta rasmiga ah ee maamulka Koofur Galbeed sida uu qorayo […]

Continue Reading

Madaxweyne Xasan oo la kulmay madaxa UNDP (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la yeeshay Madaxa Barnaamijka Horumarinta ee Qaramada Midoobay (UNDP), Helen Clark, oo booqasho ku joogta dalka. Madaxweynaha iyo madaxa UNDP waxay ka wadahadleen barnaamijyada horumarinta ee dalka ka socda ee qeybta ka ah mashaariicda dib u soo kabashada Soomaaliya, arrimaha dhalinyarada, shaqo abuurka iyo sameynta […]

Continue Reading