Tababaraha kooxda West Ham Slaven Bilic Oo Rajeynaya Inuu La Soo Wareego Wilfried Bony Ama Simone Zaza

Ciyaaraha

377E56AF00000578-0-image-a-27_1472035243926

kooxda West Ham waxa ay u baahan tahay weeraryahan  ka dib  dhaawacii kasoo gaaray xidigahooda kala ah Andre Ayew iyo Andy Carroll.

tababare Slaven Bilic ayaa Xaqiijiyay in diirada ay u saaran tahay ciyaartoyda kala ah Wilfried Bony iyo Simone Zaza ka hor dhamaadka suuqa kala iibsiga si ay u helaan weraryahan.

naadiga Hammers horey waxaa lala xiriirinaayay Carlos Bacca iyo Alexandre Lacazette, laakin way ku gull dereesteen saxiixooda maadaama ay ku sii nagaadeen kooxohooda.

Enner Valencia iyo Jonathan Calleri Ates ayaa hadda taam u ah macalin Bilic.

Comments are closed.