Sawirro: Hay’ada Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo dalka ka masaafurisay 2 Nin oo Kenyaati ah

Wararka Maanta

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaliya ayaa manta dalka ka masaafirisay labo nin oo Kenyan ah oo dalka sharci daro ku joogay kuna shaqeysanayay.

Saraakiil ka tirsan Hay’adda Socdalka iyo Jinsiyadda Qeybta Dabagalka ayaa gacanta ku soo dhigay labadan nin waxana manta dib loogu celiyay Dalka Kenya.

Hay’adda ayaa labadan nin ka mamnuucday in mar dambe ay dib ugu soo laban karin waxaana dhaman waxyaha Hay’adda lagu wargaliyay in ay ka foojignadan cid kasta oo dalka sharci daro ku joogta.

Hay’ada Socdaalka iyo Jinsiyadaha ayaa howl fiican qabatay dhowrkii bilood ee uu xilka hayey Maxamed Aadan Koofi.

FB_IMG_1489586768484kenyan1kenyan3kenyan2