SAWIRADA;-Xaflada Furitaanka iskuulka Imaamu Maalik Sanad dugsiyeedka 2017/2018

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Munaasabadaan oo A heed Furitaanka iskuulka imaamu maalik Ee Magaalada cadaado sanad dugsiyeedka 2017/2018 ayaa galabta waxaa ay kadhacday gudaha iskuulkaasi Waxaan Kaqeeb galay masuuliyiin Kasocota wasaarada waxbarashada galmudug Waalidiin iyo Qeebaha kala duwan ee bulshada
Munaasabada intii ay soconaysay ayaa waxaa lagu soo bandhigay riwaayada katurjumaya muhiimada ay leedahay waxbarashadu
ugu danbeentii waxaa abaal marino lagudoonsiiyay ardadii kaalmaha u horeeya kagashay imtixaankii sanadka ee fasalada Kala duwan ee iskuulka

DSC03754 DSC03755 DSC03757 DSC03758 DSC03759 DSC03763 DSC03768 DSC03769 DSC03777 DSC03779 DSC03781 DSC03782 DSC03783 DSC03784 DSC03786 DSC03787 DSC03794 DSC03795