RW Kheyre oo kordhiyey waqti shaqada Xafiisyada dowladda

Wararka Maanta

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa soo saaray Wareegto lagu kordhinayo Waqtiga Shaqada Shaqaalaha dowladda. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay in ay muhiim tahay in la dardar geliyo Shaqooyinka hay’adaha dowladda. Waqtiyada ku xusan Wareegtadaan ayaa u muuqata in ay ka badan tahay Waqtiyaddii ay shaqeyn jireen Shaqaalaha dowladda.

C86at3tXsAEh_0O