Afhayeenka Golaha Midnimada iyo Badbaadada Galmudug Diiwaan Macalin Cabdullaahi ayaa maanta shir jaar’id ku qabtay magaalada Cadaado Xarunta Barlamaanka Galmudug, isagoo aqriyey warsaxaafadeed kasoo baxay Golaha.

Warar Xaqiiqo ah waa Astaanteena