Dowladda oo joojisay qorista Shaqaalaha cusub

Wararka Maanta

Warqad ka soo baxday Guddiga Shaqaalaha Rayidka DFS oo lagu socodsiiyay dhammaan hey’addaha dowladda ayaa lagu wargeliyay in aan la qori karin illaa amar dambe shaqaalaha isku bedelka ee ka yimaada Hey’addaha iyo wasaaradaha ee leh qoondo miisaaniyadeed iyo kuwa aanan laheyn intaba.

Wasaaradaha iyo Hey’addaha dowladda ayaa lagu wargeliyay in lagu soo wargelin doona xilliga ay munaasibka noqoto, balse inta ka horeysa la joojiyay qorista shaqaale cusub.

Halkaan ka aqriso warqadda.