Qarax xoogan ayaa goor dhaw ka dhacay degmada hodan ee Gobolka Banaadir garahaan inta u dhaxaysa is goyska Dabka iyo sayidka.
Dad ka ag dhow ayaa sheegaya in Qarax lagoo adeegsaday Gaari lagu soo xiray Walxaha Qarxa Lama oga Qasaaraha uu dhaliyay qaraxaan madaana ay xili hore hore tahay balse dadka goobta ka ag dhow ayaa sheegaya in ay jiraas qasaare hanti iyo nafeeed.
Ciidanka amniga oo goobta garay ayaa xiray nawaaxiga Qaraxu ka dhacay ayagoo wadooyinka islamarkaana wada baritaano.
Laso faa faahin kale dhawaan Insh allah