Daawo: Wasaaradda Waxbarashada Galmudug oo ka hadashay Jadwalka Imtixaanka

Wararka Galmudug Wararka Maanta WAXBARASHADA

Wasiirudowlaha Wasaaradda Waxbarashada Dowlad goboleedka Galmudug Burhaan Warsame Cigaal oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xarunta Wasaaradda Magaalada Cadaado ayaa ka hadlay arimo badan oo ku saabsan imtixaanka Dugsiyada deegaanada Galmudug.

Wasiirka ayaa fariin u diray Maamulayaasha iyo Arday dugsiga Waxbarashada, sidoo kale waxa uu ka hadlay jadwalka imtixaanada sanadka 2018. halkaan ka daawo.

La wadaag saaxiibadaa.