DAAWO SAWIRRADA: Al-Shabaab oo soo bandhigay Gaari ay sheegeen in ay ka gubeen AMISOM

Wararka Maanta

l-shabaab ayaa soo bandhigay Sawiradda Gaari Nuuca dagaalka ah  ee ay Isticmaalaan Ciidamada AMISOM oo ay sheegeen in ay ku gubeen dagaalkii Shalay ka dhacay gobolka Shabeelaha Hoose.

Al-Shabaab ayaa sheegtay in dagaalkii Shalay  AMISOM gawaari uga gubeen , islamarkaana ay iska difaaceen.

Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo isku dhinac ah iyo Al-Shabaab ayaa dagaal xooggan waxaa uu shalay ku dhexmaray degaano ka tirsan Shabeelaha Hoose.

234561