Daawo Sawirada dadka soo galootiga ah oo ku dhibaateysan xeebaha Talyaaniga iyo Libya

Wararka Maanta

Inkabadan toban kun oo qaxooti ah ayaa laga soo badbaadiyay xeebaha dalka Libya iyo Talyaaniga howgalo socday muddo 48 saacadood ah.

Ugu yaraan 142,000 oo qaxooti ah ayaa gaaray xeeaha Talyaaniga tan iyo bilowgii sanadkan waxaana dhintey 3,100 oo ruux.

Qaxootigan ayaa badankood waxa ay ka soo jeedaan wadamada Somaliya, Nigeria, Eritrea, Guiniea,Gambia,Sudan iyo Ivory Coast.

tahribayal-libya-1 tahribayal-libya-2 tahribayal-libya-3 tahribayal-libya-4 tahribayal-libya-5 tahribayal-libya-6 tahribayal-libya-7 tahribayal-libya-8 tahribayal-libya-9-1 tahribayal-libya-9 tahribayal-libya-10 tahribayal-libya-11 tahribayal-libya-12

Comments are closed.