Daawo: Galmudug oo beenisay hadalkii Jeneraal Galaal

Wararka Galmudug Wararka Maanta

wasiirka warfaafinta dowlad goboleedka Galmudug Maxamuud Aadan Cusmaan Masagawaa oo shiraa’id ku qabtay magaalada cadaado ayaa sheegay in janaraal Maxamed Nuur Galaal oo ku sugan cadaado aysan ka maamul ahaan kala hadlin arimo la xiriira dhax dhaxaadinta ahlu suunna iyo maamulkooda.