Wararkii ugu dambeeyey Xaaladda Siyaasadeed ee Galmudug
Xaaladda Siyaasadeed ee Galmudug ayaa maraysa marxalad kala guur ah, muddo laba todobaad ah waxaa ku sugan deegaanada Galmudug Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre. Kheyre ayaa saldhigtay Dhuusamareeb, isagoo halkaas kawada ka gungaarista heshiis uu la galo Ahlu Sunna. Wasiirka Arimaha Gudaha Eng Sabriye iyo wasiiru Dowlaha Howlaha Guud Qoorqoor ayaa shalay aaday Muqdisho. Wasiirka […]
Continue Reading