Shirka Agaasimayaasha Guud Galmudug (Sawirro)

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Wasaaradda Arimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib U-Heshiisiinta Galmudug yaa soo agaasintay kulanka agaasimayaasha guud ee dowlad goboleedka Galmudug.

Shirka ayaa xoogga lagu saaray arimaha laxariira hormarka iyo Dib-U-heshiisiinta Galmudug waxaana furay shirka  agaasimaha guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug Mudane Omar Abdi Mohamed.