Cristiano Ronaldo Oo ku guuleystay Ballon d’Or

Weeraryahanka reer Portugal iyo kooxda Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa ku guuleystay abaalmarinta Ballon d’Or  markii afaraad waayihiisa ciyaareed. Ronaldo ayaa haatan kooxdiisa Real Madrid  kula maqan Japan, isagoo ka maqan xaflada Paris . Cristiano ayaa ku garaacay abaalmarintaan Lionel Messi iyo Antoine Griezmann kuwaas oo kula tartamaayay xidiga ugu fiican sanadkaan. W/D Hafsa Haji

Continue Reading

Isku Aadka Wareega 16 Ee Uefa Champions League

isku aadka wareega 16-ka ee koobka kooxaha yurub ayaa la sameeyay iyadoo ay kasoo baxeen kulama adag. kooxda Arsenal ayaa ku aaday naadiga Bayern Munich, halka Barcelona ay wajahayso Barcelona. halkan ka eeg isku aadka oo dhamaystiran.  Manchester City vs. Monaco Real Madrid vs. Napoli Benfica vs. Borussia Dortmund Bayern Munich vs. Arsenal Porto vs. Juventus Bayer […]

Continue Reading

Difaaca Liverpool Oo Taam Noqonaya Kulanka West Ham United

difaaca kooxda Liverpool Jeo Matip ayaa la filayaa inuu diyaar noqdo kulanka axada ee horyaalka Premier League ay kaga hortagayaan naadiga West Ham United, kadib markii uu dhaawac anqawga ah ku seegay kulankii guudarada kasoo gaartay Bournemouth. Toddobaadkan, Klopp iyo ciyaartoydiisa ayaa u duulay magaalada Barcelona , Matip ayaa ka mid ahaa ciyaartoydii ka qeyb […]

Continue Reading

Liverpool Oo £1m Siinaysay Mario Balotelli Si Uu Uga Fogaado Inuu Qaato Wax Ka Badan 3 Casaan Xili Ciyaareedkii

kooxda Liverpool ayaa siinaysay Mario Balotelli hal million oo Pound hadii uu ka fogaado in uu qaato casaan ka badan sedex xili ciyaareedkii . 26-sano jirkaan ayaa kusoo biiray naadiga Reds bishii August ee sanadii 2014, laakin waxa uu u dhaliyay 4 gool 28 jeer uu kasoo muuqday kahor in uusan amaah ugu biirin kooxda […]

Continue Reading

Manchester United iyo Chelsea Oo Ku Dagaalamaya James Rodriguez

kooxaha ka wada ciyaara horyaalka Premier League ee Manchester United iyo Chelsea ayaa ku dagaalami doona xidiga kooxda Real Madrid James Rodriguez , kaasi oo la aaminsanyahay inuu soo dhamaanaayo waayihiisa naadiga. xidiga reer Colombia ayaa Naadiga Real Madrid uga soo biiray kooxda AS Monoco kadib markii uu bandhig fiican kasoo sameeyay koobkii aduunka ee […]

Continue Reading

Philippe Coutinho Oo Garoomada Ka Maqnaanaayo Ilaa Sanadka Cusub

Xidiga kooxda Liverpool Ee Philippe Coutinho ayaa la soo warinayaa inuu garoomada ka maqnaanaayo mudo shan ilaa lix isbuuc kadib dhaawac kasoo gaaray anqowga. kubad sameeyaha reer Brazil ayaa maray baaritaan maadama dhaawac ahaan looga saaray kulankii ay Liverpool guusha ka gaartay kooxda Sunderland habeenkii sabtida. war xaqiiq ah kama soo bixin naadiga laakin sida […]

Continue Reading

Barcelona Oo Dalab Waali Ah Ka Gudbinayso Xidig Ka Tirsan Real Madrid

kooxda barcelona ayaa lagu soo waramaa in ay sameyn doonto dalab waaliya oo ku aadan mid ka mid ah xidigaha naadiga uu kala dhaxeeyo xifaaltanka ba’an ee Real Madrid. waxaa si aad ah loola xiriirinaayay Isco kooxo badan oo Premier League ah dhawaanahaan kadib markii uu iska diiday hishiis cusub ay usoo bandhigtay kooxda Bernabeu […]

Continue Reading