Kala duwanaashaha Khayre iyo Rooble

Kala duwanaashaha Khayre iyo Rooble Muddo kooban uu xilka joogo Raysulwasaare Maxa’ed Xuseen Rooble wuxuu sameeyay sumcad siyaasadeed oo ballaaran, waxa uuna u muuqdaa inuu yeeshay taageero bulsho, si fudud ayuuna ku kasbaday dad u badan dhallinyaro, waa si u dhiganta bilowgii uu Xasan Cali Khayre kusoo galay fagaaraha siyaasadda markii uu si lama filaan […]

Continue Reading

TABABAR KU SAABSAN DOORKA HAWEENKA EE WARBAAHINTA DIGITALIGA AH OO LAGU QABTAY DHUUSAMAREEB.

TABABAR KU SAABSAN DOORKA HAWEENKA EE WARBAAHINTA DIGITALIGA AH OO LAGU QABTAY DHUUSAMAREEB. Tababbarkan waxaa soo qaban-qaabiyay Waaxda Warbaahinta iyo Xiriirka Dadweynaha ee Wasaaradda Qurbajoogta iyo Dhiirigelinta Maalgashiga Dowlad Goboleedka Galmudug ee Soomaaliya iyada oo ay soo qaban qaabisay Shabakadda Horumarinta Haweenka Warbaahinta ka jira ee Galmudug (Galwomen) waxaana xalay Dhuusamareeb ku qabsoomay tababarka ku […]

Continue Reading

Sidee Washington iyo Wall Street ay u qorsheynayaan in ay u diidaan hormarka dhaqaale ee China

Bartilmaameedka: Shiinaha Sidee Washington iyo Wall Street ay u qorsheynayaan in ay u diidaan hormar dhaqaale Drogonka Aasiya(China). W/Q: Dalmar Cabdi Raage Buuggaan waxaa qoray F. William Engdahl oo u dhashay dalka Mareykanka. F. William waa qoraa aaminsan aragtida Shirqoolka (Conspiracy Theorist), waxa uuna ku xeel-dheer yahay sida cilmi baaris loogu sameeyo dhaqaalaha iyo taariikhda, […]

Continue Reading

Guddoomiye Gacal iyo Hoggaamintiisa Baarlamaanka Galmudug!

Guddoomiye Dr. Maxamed Nuur Gacal iyo Hoggaamintiisa Baarlamaanka DGGM? Jimco, 17 January 2020 doorasho lagu qabtay Xarunta Galmudug ee Dhuusamareeb ayaa Guddoomiyihii labaad ee Baarlamaanka Galmudug yeesho loo doortay Dr Maxamed Nuur Gacal oo ah aqoon yahan Culuumta Sharciga illaa PHD kasoo qaatay Jaamacadda Umudurmaan ee dalka Suudaan sidoo kalena muddo soo ahaa hoggaanka Kuliyadda […]

Continue Reading

Muqdisho: Qiimaha Hubka oo Sare u kacay

Bilihii la soo dhaafay waxaa la dareemayaa sare-u-kaca qiimaha hubka noocyadiisa kala gadisan lagu kala iibsado, hubka fudud iyo kuwa culus ee garbaha laga tuuro ayaa dhamaantood ku yimid sare-u-kac, iyadoo arrintan dhowr arrimood loo sababeeyay, sida khilaafka siyaasadeed ee ka taagan doorashada iyo xaaladi ka jirtay Gobolka Gedo, halkaasoo dowladdu hub u daabuleysay. Dhinacyada […]

Continue Reading

Beesha Caalamka oo baaq u dirtay Madaxda Soomaaliyeed

Beesha Caalamka ayaa ugu baaqay Madaxda Soomaaliyeed inay heshiis gaaraan, iyadoo soo dhoweysay imaatinka ay Muqdisho yimaadeen Madaxda ka qeyb galeysa shirka loo balansan yahay maalinta berri. War saxaafadeed ka soo baxay Beesha Caalamka ayaa lagu sheegay in shirka uu berri ka dhacayo garoonka diyaaradaha, gaar ahaan Tendhada Afisyooni. “Nooma muuqato wax kale oo lagu […]

Continue Reading

5 qodob ka ogow Shirka Warbaahinta & RW Rooble

Maamulayaasha, Agaasimeyaasha, Shaqaalaha Warbaahinta dowladda iyo xubno katirsan golaha Wasiirada ayaa kaqaybgalay kulanka oo uu soo qabanqaabiyey Xafiiska Ra’isalwasaaruhu. Ra’isalwasaare Maxamed Xuseen Rooble oo ahaa qofka ugu dambeeya ee soo gala kulanka ayaa salaam iyo kaftan kaddib waxa uu ka sheekeeyey sida uu ku soo galay siyaaasadda iyo shaqooyinkii uu soo qabtay, waxa uu dulmaray […]

Continue Reading

Yaa fashiliyey saxiixa heshiiskii Xaraashka Shidaalka Soomaaliya?

Maalintii Isniinta ee taariikhda aheyd 4 bisha Janaayo ee sanadkan 2021, waxaa la xiray waddooyinka u dhaxeeya garoonka Aadan Cadde iyo Madaxtooyada, xilligaas waxaa soo degay madaxda ugu sarraysa Shirikadaha Liberty iyo Coastline Exploration. Shirkadda Liberty waa shirkad yar oo Mareykan ah kana diiwan gashan gobolka Arizona, halka Coastline horay loo oran jiray Soma Oil […]

Continue Reading