RW Khayre Oo Xarigga Ka Jaray Taliska Qaybta Guud Booliska G. Banaadir oo dib loo dhisay (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Xasan Cali Khayre, oo maanta xarigga ka jaray xarunta taliska qaybta guud ee gobalka Banaadir oo dib u dhis ballaaran lagu sameeyay ayaa sheegay in Booliisku ay laf-dhabar u yihiin horumarinta garsoorka iyo dagaalka ka dhanka ah musuqmaasuqa. Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa wasaaradda amniga iyo taliska […]

Continue Reading

Xarunta degmada Howlwadaag oo dib loo dhisayo (Sawirro)

Ku-simaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Guddoomiye ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Mudane Xuseen Maxamed Nuur ayaa dhagax-dhigay xarunta degmada Howlwadaag oo kooxaha argagixisadu ay la beegsadeen Qarax. Guddoomiye Xuseen ayaa sheegay in kooxaha argagixisadu aysan marnaba ka weecin karin bulshada Caasimadda jidka horumarka iyo dib-u-dhiska, isagoo xusay in xarunta degmada Howlwadaag ay dib u bilaabi doonto […]

Continue Reading

MD Xasan Sheekh oo la kulmay Ugaas Xasan Ugaas Khaliif (Sawirro)

Madaxweynihii hore Soomaaliya ahna Guddoomiyaha xisbiga Midowga Nabadda & Horumarka mudane Hassan Sheikh Mohamud iyo wafdigii uu hogaaminayay ayaa saakay hoygiisa ku booqday Ugaaska beesha Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas Khaliif. Ugaaska ayaa soo dhaweeyay guddoomiyaha iyo wafdigiisa booqashadooda ay ku yimaadeen magaalada Baladweyne, isagoona tilmaamay in ay kulamo dhowr ah yeelan doonaan mudada ay joogaan. Xildhibaan C/risaaq Cumar wasiirkii […]

Continue Reading

Bulshada Cadaado oo si isxilqaan ah ku dhisaya Xerada CXD Qeybta 21aad (Sawirro)

Duleedka Magaalada Cadaado xarunta Barlamaanka Galmudug waxaa ka socda dhismaha xerada Taliska ciidanka Xoogga Dalka Qeybta 21aad, dhismaha xeradan ayaa waxaa si isxilqaan ah ku dhisaya bulshada Cadaado. Maanta ayaa halka dhismuhu ka socdo waxaa booqday Abaanduulaha Qeybta 21aad, Gudoomiyaha Degmada Cadaado, xildhibaano, Saraakiil iyo guddiga howsha wada. Dhismaha xeradan ayaa ka kooban Bakhaarada keydka […]

Continue Reading

Aqalka Sare oo War kasoo saaray Shirka Xaraashka Shidaalka Soomaaliya

Guddiga Kheyraadka ee Golaha Aqalka Sare ee Barlamaanka Soomaaliya ayaa ka soo horjeestay Shirka khamiista todobaadkaan lagu wado in lagu qabto London kaas oo looga hadlayo Shidaalka Soomaaliya. Warsaxaafadeed ay soo saareen Guddiga waxaana ku saxiixan Guddoomiyaha Guddigaasi Senetor Ilyaas Cali Xasan. War Saxaafadeed Shirka Xaraashka Shidaalka Soomaaliya Ee LondonDhamaan dadka Soomaaliyeed ee dareenka xoogan […]

Continue Reading

Ninkii Dilay Maamulihii Dekeda Bosaso oo Geeriyooday

Waxaa caawa cusbitaalka magaalada Bosaso ku geeriyooday ninkii saakaa subaxii hore toogashada ku dilay maamulihii dekeda Bosaso ee shirkadda P&O Port ee dalkaasi Imaraadka Carabta Paol Farmosa. Ninkan oo magaciisa lagu sheegay Cabdullaahi Maxamed Ibraahim, da’ahaana lagu qiyaasay 20 jir ayaa la dhigay qaybta xaalada deg dega ah ee cusbitaalka Bosaso, iyadoo qaliin lagaga sameeyay […]

Continue Reading

Maxaa ka cusub Galmudug?

Siyaasadda Galmudug oo bilihii ugu dambeeyey fadhiid aheyd, ayaa sidoo kale waxaa is guraya waqtiga doorashada Galmudug oo ah bartamaha sanadkan 2019. Madaxda Dowladda Federaalka ayaanan cadeyn doorkooda siyaasadeed ee ku aadan sida looga gudbayo marxaladan kala guurka ah Galmudug, garabyada Cadaado iyo Dusmareeb ayaa u muuqda in ay isku barbar dhaceen madaama uu dheeraaday […]

Continue Reading

C/raxmaan C/Shakuur: Waxaa laga yaabaa inuu Madaxweynuhu ii dakaneeyey heshiiskii Kampala.

Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, oo dagaal adag oo siyaasadeed ay isaga soo horjeedaan Hogaanka Dowladda Soomaaliya, ayaa sheegay inuusan jirin khilaaf shaqsiya oo uu og yahay inuu kala dhaxeeyo Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. “Khilaaf shaqsiya oo aan anigu ogahay ma jiro” ayuu uga jawaabay su’aal arrintaas la xiriirta oo ay weydiisay warbaahin […]

Continue Reading

Ninkii Ajnabi ee laga qabtay garoonka Aadan Cadde oo lagu dhaawacay Xabsiga Dhexe (Dhageyso)

Mid ka mid ah maxaabiista ku xiran xabsiga dhexe oo wareysi siiyey mid ka mid ah idaacadaha magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Qaar ka mid ah maxaabiista xabsiga dhexe ku jira ay dhaawac u geysteen nin Ajnabi ah oo ku xirnaa xabsiga. Ninkan la wareystay ayaa sheegay in kooxda dhaawac geystay ay ahaayeen 2 maxbuus […]

Continue Reading