2 Nin oo ka tirsan Alshabaab oo Maxkamad lasoo taagay

Maxkamada Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta waxaa la horkeenay Rag loo heysto qaraxyadii  dad ka badan ay ku dhinteen ee 22-12-2018 ka dhacay Tiyaatarka Qaranka iyo agagaarka Taalada Daljirka iyo weeraro dhowr ah oo ka dhacay Magalada Muqdisho. Ragga qaraxyadaasi loo heysto ayaa waxaa lagu kala Magacaabaa Canshuur Cusmaan Abuukar […]

Continue Reading

Xarunta Cilmi baarista ee RAAS oo qabatay Dood ku saabsan Haweenka iyo Xadgudubyada ka dhanka ah (Sawirro)

Xarunta Cilmi baarista ee RAAS Institute for Policy Analysis ayaa qabatay Dood Cilmiyeed ku saabsan Haweenka iyo Xad-gudubyada Kufsiga, gaar ahaan sadaxdii sano ee lasoo dhaafay. Doodan ayaa lagu casuumay bulshada qeybeheeda kala duwan sida, Culimaa’udiin, odayaal dhaqameed, xubno u dhaqdhaqaaqa xaquuqda haweenka iyo dhalinyaro, waxaana lagu falanqeeyay kororka falalka kufsiga mudadii saddexdii sano ee […]

Continue Reading

MD Farmaajo oo gaaray Addis Abeba (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdigiisa ayaa gaaray Addis Ababa ,iyadoo halkaas uu ku soo dhaweeyay Ra”iisul Wasaaraha Itoobiya. Muddane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wada hadallo la yeelanaya isla maantaba Ra’iisul Wasaaraha Dalka Itoobiya Mudane Abiy Axmed. Labada masuul ayaa kawada hadi doono xoojinta xiriirka labada dal oo uu ugu horeeyo […]

Continue Reading

Xildhibaan Difaacay Ciidanka Dowladda Dhexe ee la wareegay Madaxtooyada Cadaado

Xildhibaan Garaad Yuusuf, oo ka tirsan Baarlamaanka Galmudug, ayaa difaacay ciidamada ay Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) geysay Cadaado iyo Caabud-waaq. Waxa uu sheegay in Madaxtooyada Galmudug ee Cadaado lagala wareegay Maleeshiya Beeleed, taasina ay ku saxan tahay DFS. “Ciidanka joogay (Cadaado) waxay ahaayeen ciidan aan sax ahayn oo maleeshiya beeleyd ah” ayuu Xildhibaan Garaad ku […]

Continue Reading

MD Farmaajo oo Booqday Dhaawacyadii Qaraxii Muqdisho (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saaka booqday Isbitaalka Madiina si uu ugu kuurgalo xaaladda caafimaad ee dadkii ku dhaawacmay weerarradii waxashnimada ahaa ee ay argagaxisadu ka fulisay magaalada Muqdisho. Madaxweyne Farmaajo ayaa markii uu gaaray Isbitaalka waxa uu warbixin faahfaahsan ka dhegaystay Agaasimaha Isbitaalka Dr. Maxamed Yuusuf oo uga warramay xaaladda […]

Continue Reading

Maxaa loo dilay Caaisha Ilyaas Aadan? W/Q: Ahmed Sudani.

Haweenku waxaa ay nolosha aadanaha ka yihiin laf-dhabar weyn oo ay ku tirsantahay, iyadoo aan ogsoonahay sida uu alle (SWT) uu ugu tilmaamay qur’aankiisa, Nabigeenanna (NNKH) uu uga dardaarmay marar badan oon la soo koobi Karin xaquuqda ay leeyihiin haweenka oo ay siisay diinteenna islaamka, ayadoo ay sii dheertahay xaquuqaha gaar ah ee wadan walba […]

Continue Reading

W. Waxbarashada XFS oo diyaarisay hab casri ah oo imtixaanaadka loo qaadayo (Sawirro)

Iyadoo loo diyaar garoobayo imtixaankii guud ee dowladda oo dhicidoona bartamaha sanadkan ayaa wasaaardda Waxbarashada,Hidah iyo Taclinta sare ee dowladda Soomaaliya waxaa ay diyaarisay qorshe cusub oo la xiriira qaadista imtixaanaadkaasi oo qaab casri ah loo qaban doono. Wasiiru Dowlaha Waxbarashada mudane C/raxmaan Maxmuud Cabdulle(Jaabir) ayaa maanta kormeerey Dugsiga Jamaal C/naasir,oo lagu soo kordhiyay qalab […]

Continue Reading

Senator sheegay in Xil. Boqore todobaad ka hor laga kaxeystay Ilaaladiisii

Alle ha u naxariistee Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore ayaa Shalay galab lagu dilay degmada Kaaraan ee Gobolkan Banaadir. inkasta oo ay boolisku sheegeen in ay qabteen rag lagu tuhunsan yahay dilka xildhibaanka, hadana waxaa soo baxaya warar sheegaya Taliska Booliska Soomaaliyeed ay todobaadkii hore ka kaxeysteen ilaaladii xildhibaanka. Senator Xuseen Sheekh Maxamuud oo ka tirsan […]

Continue Reading

Odayaasha Beelaha Hawiye oo shir uga furmay Muqdisho (Sawirro)

Nabaddoonada beelaha Hawiye ayaa shir uga furmay magaalada Muqdisho, Shirkaan ayay kaga hadlayaan qodobo dhowr ah, waxaana ka mid ah: Ilaalin midnimada Beelaha Hawiye Maqaamka Magaalada Muqdisho Xalinta khilaafyada ka jira maamulada Galmudug iyo Hirshabelle. Raadinta xaquuqda uga maqan maamulada kale. Waxgaradka beelaha Hawiye oo shirku uga socdo Muqdisho ayaa la filayaa in ay kasoo […]

Continue Reading