Doorashada Aqalka hoose Galmudug oo goordhow ka bilaabanaysa Cadaado

Waxaa Magaalada Cadaado ee xarunta ku meel gaarka Galmudug ka soconaya qabanqaabada doorashada xubnaha Aqalka hoose ee Baarlamanka Soomaaliya u Matali doona maamulka Galmudug. Xarunta madaxtooyada oo aan hadda ku suganahay waxaa buux dhaafiyey musharixiinta u tartamaya saddex kursi oo kala ah: 1. Kursi beel koofureed Ceyr. 2. Kursi beel waqooyi Ceyr 3. Kursi beesha […]

Continue Reading

Aqriso: Magacyada iyo beelaha xubnihii ku guuleystay Aqalka sare Hirshabeelle

Waxaa caawa soo idlaaday Doorashada xildhibaanada aqalka sare Hirshabeelle, doorashada ayaa aheyd mid u dhacday hab qarsoodi ah ayaa Xildhibaanada waxay u codeynayeen Musharaxiin ku tartamayay kuraasta Beelaha dega labada Gobol ee Hiiraan iyo Shabeellaha Hoose ee ka soo gaaray qoondada Aqalka sare ee Hirshabeelle. Afar ka mid ah kuraasta Aqalka sare ayaa lagu guuleystay, […]

Continue Reading

Xubno ka socda Abwaanada Soomaaliyeed oo soo gaaray Cadaado (Video+Sawirro)

Xubnahaan ka kala socda Gulaha abwaanada iyo Aqoonyahanada Soomaaliyeed kana soo anbabaxay Casimada Dalka ee muqdisho ayaa maanta soo gaaray magaalada Cadaado xarunta kumeelgaarka ah ee dowlada goboleedka Galmudug ,waxaana Garoonka ku soo dhaweyaya masuulyiin ka tirsan Galmudug iyo Qeybaha Bulshada ,iyagoona socdaalkooda hal ku dhig uga dhigeen  MUDUG NABAD HALOO DAAYO. Cabdi xuseen shiiq […]

Continue Reading

Madaxweynaha Ruushka oo Warqadihii aqoonsiga ka gudoomay Danjir Cabdullaahi Warsame (Sawirro)

Danjire Cabdullaahi Warsame ayaa maanta waxaa waraaqaha aqoonsiga Danjirennimo ka guddoomay Madaxweynaha Ruushku, Vladimir Putin, Mr. Cabdullaahi ayaa dalkeena Soomaaliya u fadhin doona magaalada Moscow ee xarunta dalka Russia. Danjire Cabdullaahi Warsame oo dad badani u yaqaan Cadde-Duqow waa aqoon yahan in badan dalka u soo shaqeeyay, horena wax ugu soo bartay dalka Ruushka kuna […]

Continue Reading

Madaxweynaha Soomaaliya oo u hambalyeeyey Madaxweynaha Cusub ee dalka Maraykanka Donald Trump

Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya ayaa hambalyo iyo bogaadin loogu diray Madaxweynaha cusub ee Dalka Mareynka Donald J. Trump. Warsaxaafadeedkaan oo ku qornaa luuqada English-ka ayaa lagu sheegay in Dowlada Soomaaliya ay ku faraxsantahay Madaxweynaha Cusub ee la doortay Dalka Mareykanka. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Dowlada Mareykanka ay Ka rajeynayaan […]

Continue Reading

Doorashada Xubnaha Aqalka sare Hirshabeelle oo Jowhar ka socota

Waxaa goor dhow soo dhamaatay tirinta cododka kursiga koowaad ee Xildhibaanka Aqalka sare u matalaya maamulka Hirshabeelle. Cusmaan Axmed Macow ayaa noqday Xildhibaankii u horeeyay ee Aqalka sare u matalaya Maamulka Hirshabeelle, isagoo helay 73 cod, halka Musharaxa kale ee la tartamayay oo lagu magacaabo Cabdinuur Ibraahim Farey uu helay 24 cod, halka hal cod […]

Continue Reading

Donald Trump oo noqday Madaxweynaha cusub ee dalka Maraykanka

Donald Trump ayaa loo doortay in uu noqdo madaxweynaha cusub ee dalka Mareykanka kadib guul aan marnaba laa saadaalin oo uu ka gaaray doorashooyinkii dhacay, sidaasi waxaa qortay wakaaladda wararka ee AP iyo warbaahinaha kale ee Maraykanka. Trump oo ah musharaxa xisbiga Jamhuuriga ayaa ka adkaaday musharaxa xisbiga Dimoqraadiga Hillary Clinton oo dad badan ay […]

Continue Reading

Goormee bilaabanaysaa Doorashada Aqalka Hoose – Galmudug?

Waxaa todobaadkan ka bilowday goobaha loo asteeyey martigalinta doorashada Soomaaliya 2016 xildhibaanada aqalka hoose, marka laga reebo magaalooyinka Cadaado, Jowhar iyo Muqdisho. Magaalooyinka Garoowe, Baydhabo iyo Kismaayo bilaabeen doorashada xubnaha aqalka hoose u baratamaya, waxaana guddiga doorashada oo maalintii shalay warqad soo saaray u qabtay in maamul goboleedyada doorashada ku bilaabaan muddo saddex maalmood gudahood. […]

Continue Reading

Nabadoonada Beesha Gaabane oo ka horyimid hadalkii Ugaaska Saleebaan (Sawirro)

Nabadoonada Beesha Gaabane Hirijire/Saleebaan ayaa maanta saxaafada ku lahadlay Magaalada Cadaado oo xarunta ku meelgaarkaa ee Dawlad Goboleedka Galmudug. Qeybaha kala duwan ee bulshada sida Nabadoonada, Odayaasha, Haweenka iyo Dhalinyarada ayaa sheegay in ay Dhamaantood   isku raaceen in doorashada Xildhinaanka ee sanadka ay u rabaan Wiil maadaama ay gabadhaha soo hayeen 16 kii sano ee […]

Continue Reading

Jawaari iyo Xidig oo ku guuleystay xubnimada Barlamaanka cusub 2016

Doorashada xildhibaanada aqalka hoose Barlamaanka Soomaaliya ayaa saaka si rasmi ah uga bilaabatay Magaalooyinka Baydhabo iyo Kismaayo, waxaana kursiga 1-aad ee Magaalada Baydhabo waxaa ku guuleystay Gudoomiyihii hore ee Barlamaanka  Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo helay 45 cod, halka Musharixii kale ee la tartamayey C/raxmaan Sheekh Ibraahim uu helay 5 cod. Dhanka Magaalada Kismaayo ku Cabdirashiir M. […]

Continue Reading