Advert for Hygiene Promoters

TERMS OF REFERENCE Hygiene Promoters in five Galmudug Districts Background Centre for Peace and Democracy (CPD) is a national non-profit non-governmental organization that undertakes both humanitarian and development interventions in Somalia. CPD’s vision envisages a peaceful and democratic society that has sustainable institutions, where human rights are protected, cultural dignity preserved and economic justice flourishing; […]

Continue Reading

Advert for provision of accommodation, meals and refreshments for refresher training for Expert trainers and local TVET trainers using the developed Curricula and on Pedagogical skills in Galkacyo town, Gamudug state, Somalia.

Advert for provision of accommodation, meals and refreshments for refresher training for Expert trainers and local TVET trainers using the developed Curricula and on Pedagogical skills in Galkacyo town, Gamudug state, Somalia.

Continue Reading

Wiilkii Geedka ee Wacdaraha Dhigey (S/Guuto Farxaan Maxamuud Aadan- Qaroole)

Wiilkii Geedka ee Wacdaraha Dhigey (S/Guuto Farxaan Maxamuud Aadan- Qaroole)   Dhammaadka sanadkii 2013, ayaan booqdey bar howlgal oo ku taaley degmo ka mid ah degmooyinka Caasimadda Muqdisho, halkaas oo howlo gaar ah oo qeyb ka ahaa sugidda amniga laga hoggaamin jirey.   Kormeerka xaruunta intaan ku jirey, ayaan kulan la qaatey saraakiisha iyo howl-wadeenada […]

Continue Reading

Taliyihii Booliska G. Banaadir oo geeriyooday

Allah ha u naxariisto Taliyihii Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir S/Guuto Farxaan Maxamuud Aadan (Qaroole) ayaa ku shahiiday hawlgalka cadowga argagixisada ee diinta ku qaraabaneysa looga sifeynayo dalka Ilaahay ha unaxariistee waxaa ku shahiiday howlgal lagula dagaalamayay khawaarijta saakay 11:30 am S/Guuto Shahiid Farxaan Maxamuud Aadan (Taliyihii Qeybta Guud ee Boliiska Gobolka Banaadir ee CBS), Howlgalka […]

Continue Reading

Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo gaaray Beledweyne

Wafdigaan Maanta gaaray magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa hoggaaminaayay wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur, waxaana qeyb ka ahaa Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Jenaraal Odawaa Yuusuf Raage, Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya iyo saraakiil kale. Wafdigaan ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee magaalada Baledweyne kusoo dhaweeyay masuuliyiin […]

Continue Reading