Xuutiyiinta Yemen oo taageeray Soomaaliya

Kooxda Xuutiyiinta ee ka dagaalanta dalka Yemen ayaa waxa ka hadashay Khilaafka soo gala dhexgalay dalalka Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta. Kooxdaasi oo si weyn uga soo horjeedda dalalka Sucuudiga iyo Imaaraadka Carabta ayaa Ammaan u soo jeedisay dowladda Soomaaliya waxaana ay dowladda Imaaraadka Carabta uga digtay Faragelinta Soomaaliya. Maxamed Cali Xuuti  Madaxa guddiga kacdoonka ee […]

Continue Reading

Golaha Shacabka oo Magacaabaya Guddiga doorashadda Gudoomiyaha

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta lagu waddaa in ay kulan ku yeesheen xarunta Golaha Shacabka, islamarkaana ay ka hadlaan qodobo dhowr ah. Qodobadda maanta Xildhibaanada Baarlamaanka ay ka hadli doonaan ayaa waxaa ka mid ah Magacaabista Guddiga doorashadda Gudoomiyaha Golaha Shacabka. Guddoomiyihii Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa 9-kii bishan April iska casilay xilka […]

Continue Reading

Shariif Sheekhuna-Maye oo isku soo sharaxay xilka Guddoomiyaha Barlamaanka

Taliyihii hore ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka Shariif Sheekhuna Maye ayaa isku soo sharaxay xilka banaan ee Guddoomiyaha Golaha Shacabka, kaasoo la filayo in dhowaan la qabto doorashadiisa. Xildhibaan Shariif Sheekhuna Maye ayaa war saxaafadeed uu soo saaray ku sheegay inuu yahay Musharax u taagan xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka, isla […]

Continue Reading

Saudi Arabia, UAE Reportedly Recruit Mercenaries from African Countries

With the operation of the Saudi-led coalition in Yemen going on for three years without much success and growing combat-related casualties, the two countries may seek alternative ways to replenish their troops. The London based pan-Arab newspaper owned by Palestinian expatriates Al-Quds Al-Arabi reported, citing sources in Saudi Arabia, that Riyadh is currently recruiting mercenaries from Chad. According […]

Continue Reading

Kenya oo baadi goobaysa Rag lagu tuhmay Al-Shabaab

Dowladda Kenya ayaa shaacisay Magacyada iyo Sawirrada Saddex Dhallinyara ah oo loogu shakiyay inay u goosteen kooxda Al-Shabaab. Mohamed Abdalla Asman oo loogu yeero Papa ama Raymond, Hamis Hemed oo loo yaqaan Baloteli iyo Ali Ahmed Ali, ayaa la waayay xilli hore oo Arbacadii ah, sida uu sheegay madaxa Isgaarsiinta Ciidanka Booliska Kenya, Charles Wahong’o . Booliska ayaa sheegay […]

Continue Reading

C/raxmaan Cirro “Siilaanyo Waa in Maxkamad la soo taagaa”

Guddoomiyaha Xisbiga Wadani ee Somaliland C/raxmaan (Cirro) ayaa waxa uu ka hadlay hadalkii shalay ka soo baxay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Dowladda Imaraadka Carabta. Anwar Maxamed Qarqaash, Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda ee isu tagga Iimaaraadka Carabta ayaa waxa uu sheegay heshiiskii Dekeda Berbera ay wax ka ogeyd Dowladdii Madaxweyne Xasan Sheekh, islamarkaana aanay aqoonsaneyn Somaliland. […]

Continue Reading

Dhaqdhaqaaq Ciidan oo ka jira Koofurta Gobolka Mudug

Ciidamo ka tirsan Xoogga dalka Qeybta 21-aad iyo Daraawiishta Galmudug ayaa gaaray deegaanka Bacaadweyne ee hoostagta degmada Hobyo koofurta Gobolka Mudug. Ciidamadan ayaa ka tagay magaalooyinka Dhuusamareeb, Cadaado iyo Galkacyo. waxaana socdaalkooda ku wehliya xildhibaano ka tirsan Barlamaanka cusub ee Galmudug iyo saraakiil ciidan. Sidoo kale Alshabaab ayaa dhaqdhaqaaq ka wada deegaanka warshubo ee degmada […]

Continue Reading

Saalim Caliyow Ibrow oo isku sharaxay Xilka Gudoomiyaha Golaha Shacabka

Saalim Caliyow Ibrow Wasiirka Wasaarada Tamarta Soomaaliya hadana ah Mudane ka tirsan Baarlamaanka Golaha Shacabka ayaa maanta oo ay Taariikhdu tahay 18-04-18 ku dhawaaqay inuu yahay Musharax u taagan xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka. Guddoomiyihii Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa 9-kii bishan April iska casilay xilka Guddoonka, sida xeerka Baarlamaanka uu dhigayana ay waajib […]

Continue Reading