Shiinaha oo 1.5Milyan $ ugu deeqay Somalia

Dowladda Shiinaha ayaa Dowladda Soomaaliya waxa ay ugu deeqday hal milyan iyo bar doolar si loogu gurmado dadka ay fatahaaddu saameysay ee ku nool Gobollada Hiiraan iyo Gedo. Madaxweynaha JFS mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha Shiinaha u fadhiya Soomaaliya mudane Qin Jian ayaa ku bogaadiyey dadaalka ay Dowladda Shiinuhu ka geysanayso […]

Continue Reading

Nin Bajaajle ah oo lagu dilay Muqdisho

Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho, goobjoogayaal ayaa sheegay in Ciidamo ka tirsan Xoogga dalka Soomaaliya ay halkaasi ku jiireen nin watay Mooto Bajaaj. Ciidamada oo watay gaari Cabdi Bile ah ayaa isku dayay inay ka cararaan ninka ay jiireen oo la sheegay inuu halkaasi ku dhintay, balse dadkii […]

Continue Reading

RW Kheyre oo Xalay Kormeeray Ciidamada Sugaya Amniga Xamar (Sawirro)

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa xalay kormeer uu ugu kuur gelayo xaaladda amni ee caasimadda kusoo maray qaar kamid ah degmooyinka Gobolka Banaadir. Ra’iisul wasaaraha oo kormeerka ay ku weheliyeen Wasiirka Amniga, Taliyaha iyo Taliye ku xigeenka Nabad-sugidda iyo saraakiil kale ayaa ciidamadda xasilinta la qaateen wakhti iyagoo kula dardaarmay inay laban-laabaan […]

Continue Reading

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo laga reebay safarkii Madaxweynaha Dalka Qatar

Warar isa soo taraya ayaa sheegaya in Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad oo ka mid ahaa wafdiga Madaxweynaha ee Doxa u ambabaxay laga reebay safarka Madaxweynaha, xilli uu garoonka diyaaradaha ku diyaar garoobay. Sababta loo reebay ayaa lagu sheegay in Wasiirka Qorsheynta Qaranka Jamaal Maxamed Xasan oo aan wafdiga ka mid aheyn uu […]

Continue Reading

Madaxweynaha Galmudug oo si weyn loogu soo dhaweeyey Baydhabo (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo galabta gaaray Magaalada Baydhabo xarunta kumeelgaarka ah ee Dowlad goboleedka Koofur Galbeed ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey, Madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif Xasan iyo Qeybaha Bulshada ayaa halkaas ku soo dhaweeyey. Madaxweyne Xaaf ayaa ka qeybgalaya shirka la filayo inuu beri halkaas uga furmo Golaha Iskaashiga […]

Continue Reading

Madaxweyne Jamhuuriyadda oo booqasho rasmi ah uga bilaabatay dalka Qatar (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa caawa gaaray magaalada Dooxa ee caasimadda Qatar, halkaas oo ay uga bilaabatay booqasho rasmi ah oo labo maalmood ah. Madaxweynaha ayaa waxaa ku soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee Hamad Wasiirka Gaadiidka iyo Isgaarsiinta Dowladda Qatar Mudane Jassim Sayf Axmed Al Sulayti, […]

Continue Reading

Xaaf, Waare & Axmed Madoobe oo gaaray Baydhabo (Sawirro)

Magaalada Baydhabo Xarunta kumeelgaarka ah ee dowlad goboleedka Koofur Galbeed waxaa goordhow gaaray Madaxweynayaasha Dowlad goboleedyada Galmudug, Hirshabeelle iyo Jubbaland. Sidoo kale waxaa la filayaa inuu halkaasi gaaro Madaxweynaha Puntland. Masuuliyiintaan ayaa waxaa Baydhabo uga furmi doona Shirka Golaha Iskaashiga Dowlad goboleedyada. Iyagoo uga arinsan doona khilaafka Siyaasadeed ee ka dhashay taageerada Dowladda Federaalka ee […]

Continue Reading

MD Farmaajo oo maanta u safraya dalka Qadar

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta u safraya Magaalada Dooxa ee Caasimadda dalka Qadar. Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa ka mid noqon doona , Wasiiro, xildhibaano iyo diblumaasiyiin sarsare oo ka tirsan dowladda Soomaaliya. Booqashada Madaxweynaha ayaa qaadan doonta laba Maalin 13 iyo 14 May 2018, waxaana booqashada horey loo qorsheeyey in […]

Continue Reading

Shir-weynaha Qaran ee Daah-furka Dib-u-eegista Dastuurka oo maanta ka Furmaya Muqdisho

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS, Guddiga La-socodka Dib-u-eegista Dastuurka ee Baarlamaanka iyo Guddiga Madaxbanaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka waxaa Maanta Magaalada Muqdisho ka furmi doona   Shir-weynaha Qaran ee lagu daah-furayo Ololaha Dib-u-eegista Dastuurka. Shir-weynaha Qaran ee dastuurka ayaa maanta furmi doona , waxaana uu socon doona ilaa15-ka bishan Maajo, sida la qorsheeyayna waxaa ka […]

Continue Reading