khamiista waa 1-da Bisha Ramadaan

Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha diinta ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in Barri ay tahay 30-ka Shacbaan Khamiisna ay tahay Curashada 1-da bisha Ramadaan Dhanka kale Dowladaha Qatar, Suudaan, Urdun, Kuwait, Sacuudiga, Falastiin iyo Ciraaq ayaa sheegay in Barri oo Arbaco ah ay tahay dhameystirka bisha Shacbaan, Khamiistana ay tahay maalinta 1-aad ee curashada Bisha Barakeysan […]

Continue Reading

Baaqa shirwaynaha Qaran ee lagu Daahfuray Ololaha dib u eegista Dastuurka.

Shirweynaha Qaran ee daah furka Olalaha dib u eegista Dastuurka oo Saddex maalmood ka socday Hotel Royal Palace magaalada Muqdisho ayaa maanta lasoo gabangabeeyey, inka badan 300 Ergay oo  oo ka kala socday qeybaha kala duwan ee bulshada, xubno ka socday Baarlamaanka Federaalka, Xukuumadda, Aqalka sare, dowlad goboleedyada ayaa shirkan ka qeyb qaatay. Maxamed Mursal […]

Continue Reading

Xaqiiqooyinka Dastuurka cusub ee Galmudug Qeybta 3-aad

Cutubka Labaad. Xuquuqda iyo Xorriyaadka Aasaasiga ah. Qodobka 10aad. Dhaqangelinta Qawaaniinta Caalamiga ah. DGGM waxay dhowreysaa Baaqa Caalamiga ah ee Xuquuqda Aadanaha iyo Xeerarka caalamiga ah ee guud ahaan la aqoonsanyahay iyo Qodobada Cutubka Labaad ee Dastuurka JFS uu ku xusayo xuquuqda iyo xorriyadaha aasaasiga ah DGGM, waxa ay dhaqangalin siineysaa Xeerarka iyo axdiyada caalamiga […]

Continue Reading

Shirkad Private ah oo lagu wareejiyay Xerada Jen. Gordon

Abaanduulaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed Jen C/llaahi Cali Caanood  ayaa u fasaxday shirkad gaar loo leeyahay inay la wareegto oo lagu magacaabo Red Four Security Group Somalia (RSG) howlaha lagu qabto dugsiga tababarka Jen. Gordon oo ay hore u maamuli jirtay dowladda Imaaraadka Carabta. Imaaraadka ayaa bishii April 2018  joojiyay howshii tababarka xeradaas. Wararka qaar ayaa […]

Continue Reading

Ifiye Centre : A Beacon of Hope for Somali Culture and Creative Arts

When he was pursuing his undergraduate studies at the University of Somalia, Mohamed Abdirizak Farah had no facility where he could research and prepare his assignments outside the university’s own premises. No public library had existed in the Somali capital for years since the national library suffered extensive damage during the height of the country’s […]

Continue Reading

Madaxweyne Xaaf : “Dowladdeena ma jecla Federaaleynta”

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo ka hadlayay shirkii Madaxda dowlad goboleedyada ayaa sheegay in dowladda aysan jecleyn Federaaleynta, isagoo ku taliyay in tartiib tartiib loo baro. Madaxweyne Xaaf ayaa sheegay in haddii ay ku adkeeyaan dhaqan gelinta Federaaleynta ay ka baqayaan inay dhibaato timaado, si la mid ah dagaalkii maamulkiisa lagu qaaday […]

Continue Reading

Sawirro: Madaxweyne Farmaajo iyo Amiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho rasmi ah ku jooga Dooxa ayaa maanta wada hadallo la yeeshay Amiirka Dowladda Qatar Sheekh Tamim Bin Xamad Al Thani. Madaxweyne Farmaajo iyo Sheekh Tamiim ayaa si wadajir ah salaan sharaf uga qaatay cutubyo ka tirsan ciidamada baambeyda Dowladda Qatar. Wasiirka Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo […]

Continue Reading

Sawirro: Qeybta Solar System-ka oo lagu Kordhiyey Isbitaalka Deyniile

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho mudane C/raxmaan Cumar Cusmaan {Eng Yariisow} iyo Safiirka dowladda Norway ee Soomaaliya ayaa maanta si wadajir ah xariga ugu jaray qeyb cusub oo lagu soo kordhiyay Isbitaalka Deyniile ee Gobolka Benaadir. Qeybtan cusub ayaa ah qeybta Soolar System-ka oo muhiim u ah howlaha Isbitaalka iyo adeegyada loo qabanayo Shacabka. […]

Continue Reading

Sawirro: Shirka Maamul goboleedyada oo ka furmay Baydhabo

Shirkii Labaad Golaha iskaashiga Dowlad Goboleedyada Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay magaalada Baydhabo xarunta kumeelgaarka ah Koofur Galbeed. Waxaana ka qeybgalaya Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Xaaf, Madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif Xasan, Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe, Madaxweynaha Puntland C/Wali Gaas, iyo Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Waare. Masuuliyiintaan ayaa waxaa shirka ku wehlinaya wasiiro iyo xildhibaano ka socda […]

Continue Reading