Ajnabi ka tirsanaa Al-shabaab oo la xukumay
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta min 15 sano oo xabsi ah ku xukuntay laba eedeysane oo lagu helay inay ka tirsanaayeen maleeshiyada Al-sbabaab, ayna ka caawin jireen qorista ajnabiga ku soo biira, sida ay shaaciday warbaahinta dowladdu. Labada nin oo uu kala dhashay waddamada Britan iyo Malaysia ayaa la sheegay inay ka […]
Continue Reading