Madaxweynaha Hirshabelle Cali Guudlaawe ayaa soo saaray liiska Musharaxiinta Aqalka Sare.
Madaxweynaha Hirshabelle ayaa u muuqda in uu ka duwan yahay madaxda maamulada kale, maadaama kuraasta Aqalka Sare uu u wada furay Musharaxiin badan.
Warar Xaqiiqo ah waa Astaanteena