SEMG: Bariire waxaa lagu dilay dad rayid ah (Warbixin)

Kooxda la socodka cuntaqabeynta hubka Soomaaliya iyo Erateriya ayaa soo saartay warbixin sanadeedka 2018, waxayna soo saartay warbixin ka kooban 47 bog. Warbixintaan oo ku qoran Ingiriis ayaa ka hadlay baaritaano ay ku sameeyeen sida hubku kusoo galo Soomaaliya, dhibaatada Alshabaab, shacabka dhibaatadu kasoo gaarto duqeynta diyaaradaha Maraykanka. Bogga 38-aad ee warbixintan ayaa si gaar […]

Continue Reading

Aqoon isweydaarsiga Sannadlaha Afraad ee Cilmibaarista Soomaaliyeed (ACSOS2018) oo ka Furmay Muqdisho

Waxaa maanta oo Taariikhdu ku beegan tahay 13 November furmay Aqoon isweydaarsiga sannadlaha afraad ee cilmibaarista Soomaaliyeed (ACSOS2018), oo uu soo qabanqaabiyay Machadka Cilmibaarista Soomaaliyeed, oo magaciisa loo soo gaabiyo (ISOS), oo hoos taga Jaamacadda Muqdisho. Aqoon isweydaarsigan oo socon doona muddo saadex maalmood ah, waxaa ka soo qayb galay aqoonyahanno iyo cilmi baarayaal ka tirsan jaamacadaha […]

Continue Reading

Keydka Dahabiga ah ee Radio Muqdisho W/Q: Axmed Suudaani

Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya, waxaa uu ka mid yahay warbaahinta ugu faca weyn Geeska Afrika gaar ahaan soomaaliya, waxaana la sheegaa in maqalkeedu uu gaari jiray ama laga dhageysan jiray qaaradaha Africa, Asia iyo iyo qeybo ka mid ah Yurup sanadihii todobaatameeyadii. Dab ayaa maanta ka kacay keydka hadalka Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya, […]

Continue Reading

Daawo: MD Axmed Baasto oo Eedeyn kulul u jeediyey Golaha iskaashiga D.goboledyada

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Maxamuud Xasan Baasto oo maanta warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa Magaalada Cadaado, ayuu eedeyn kulul u jeediyey Golaha Iskaashiga Dowlad goboleedyada. Madaxweynaha ayaa Golaha ku eedeeyey in ay ka dambeeyeen Dilal ka dhacay Hobyo iyo Cadaado, sidoo kale Waxa uu ku eedeeyey in ay hurinayaan colaadda ka taagan deegaano hoostaga degmada […]

Continue Reading

Wararkii ugu dambeeyey deegaanada Galmudug.

Waxaa deegaanada Galmudug saacidihii lasoo dhaafay ka dhacay dhacdooyinka kala duwan. Xalay ayaa waxaa Askari boolis ah lagu dilay degmada Hobyo, kadib markii ciidan beeleed weerareen xarunta Madaxtooyada Hobyo, halkaas oo Askartii Booliska iska caabiyeen weerarka, waxaana Askarigii geeriyooday saaka lagu Aasay Hobyo, waxgaradka deegaanka ayaa ku guuleystay in dajiyaan xiisad ka dhalatay dilka askarigaas, […]

Continue Reading

Madaxda Soomaaliya, Itoobiya iyo Ereteriya oo ku heshiiyay xoojinta nabadgalyada iyo iskaashiga dhaqaalaha

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dalka dib ugu soo laabtay kaddib markii uu kaga soo qeyb galay magaalada Bahra Daar ee dalka Itoobiya shir ku saabsan xoojinta heshiiska iskaashiga saddex geesoodka ah ee dalalka Soomaaliya, Itoobiya iyo Ereteriya. Shirkan oo ahaa kii labaad ee wada jir ay u yeelanayaan Madaxweyne Maxamed […]

Continue Reading

Maxaad ka ogtahay qorshaha Isdhexgal Goboleedka Madaxda bariga Afrika wadaan ?

Abi Axmed wuxuu wadaa qorshe lagu dhisayo waxa loo yaqaan ( Regional Integration) Isdhexgal Goboleed. Qorshahan waa qorshe fog wuxuuna marayaa heerar kala duwan, marka hore waxaa la dhameynayaa khilaafka, colaadaha iyo kala shakiga ka jira wadamada Itoobiya, Eretareeya, Soomaaliya iyo Jabuuti kadib waxaa la dhisayaa gole ka shaqeeya dhinacyada amniga, dhaqaalaha iyo siyaasada sidii […]

Continue Reading

Baaritaankii Gaadiidkii Kunteenarada oo lasoo gabangabeeyey (Sawirro)

Waxaa galabta lasoo gabangabeeyey baaritaankii gaadiidkii Kunteenarada siday, gaadiidkan ayaa lagu baaray xerada tababarada ciidamada Guuleed Duleedka Cadaado. Guddi Saraakiil ciidan ah ayaa howshan horkacayey, waxaana baaritaanku bilowday abaara 11:00 barqanimo, wuxuuna soo gabangaboobay galabta 5:00 galanimo. Gaadiidkan oo gaarayey 6 gaari, ayaa siday min hal kunteenar oo nuuca Xafiis iyo guryo loo adeegsado. Labo […]

Continue Reading

Xildhibaan ku dhintay Qarax ka dhacay Muqdisho

Gaari Nooca raaxadda ah oo lagu soo xiray waxyaabaha Qarxa ayaa ku qarxay Iridda Hore ee Maqaayadda London Gate oo ku taalla meel u dhow Beerta Nabadda degmada Xamarweyne ee Magaalada Muqdisho. Gaariga qarxay waxaa watay Xildhibaan Cabdiweli Maxamed Ibrahim oo ka mid ahaa xildhibaannada Hirshabeelle, islamarkaana ku dhintay Qaraxaasi oo loogu xiray gaarigiisa. Hal qof […]

Continue Reading

3 Arimood oo sababay inuu is casilo Shariif Xasan

Shariif Xasan Sheekh Aadan Madaxweynihii Maamulka Koofur Galbeed ayaa galabta ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii Madaxweynanimada Koofur Galbeed, sidoo kale waxa uu ka tanaasulay musharaxnimadiisa Hoggaanka Deegaankaas. isagoo xilka Madaxweynaha Koofur Galbeed ku wareejiyey gudoomiyaha Barlamaanka Maamulkaas Cabdulqaadir Sheekhuna Maye. iscasilaad ayaa waxaa goob joog ka ahaa Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye, […]

Continue Reading