Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Cadaan Ah Oo Gacanta Ku Dhigay Sarkaal Ka Tirsan Al-Shabaab

Ciidamada dowladda Soomaliy iyo kuwa Amisom ayaa weerar ku qday deegano ka tirsan gobolka Shabeellaha hoose gaar ahaan degaanka Bariira kadib dagaal halkasi ka dhacay. Dagaalka ayaa waxaa qeyb ka ahaa Ciidamo Mareykan ah oo watay Diyaaradaha aan cidi wadin ee loo yaqano Drone-ka,waxana Ciidamada u suurta gashay in ay la wareegaan deegaano ay ka […]

Continue Reading

Madaxweynaha Galmudug oo maanta Galkacyo kulan kulaqaatay hayada samafalka

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale geele Xaaf Ayaa Maanta Kulan Mudo socday Waxaa uu Laqaatay Hey,adaha Sama Falka Ee Ka howgala deegaanada Maamulka galmudug Intii Uu kulanku soconayay Ayaa Labada dhinac waxaa ay kahadleen sidii looga qaybqaadan lahaa xaaladaha bini aadanimo ee kataagan deegaanada galmudug. gudoomiyaha maamulka gobolka mudug Ee Galmudug cabdirashiid xaashi cartan oo […]

Continue Reading

Madaxweynaha Hirshabeelle oo kala diray Maamulkii Gobalka Hiiraan.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxtooyada Maamulka Hirshabeelle ayaa xilka looga qaaday Mas’uuliyiintii Maamulka Gobalka ee Maamulkaasi waxaana loo magacaabay Mas’uuliyiin kale. Wareegtada ayaa lagu sheegay in xilka looga qaaday Gudoomiyaha Maamulka Gobalka Hiiraan iyo Gudoomiye Ku Xigeynka Dhinaca Amniga Axmed Inji iyo qaar kale oo xubnaha Maamulka ka mid ah. lama oga ilaa hadda […]

Continue Reading

Galmudug oo sheegatay in ay dhisayso Ciidamada Qalabka sida

Madaxweyne Ku Xigeenka Maamulka Galmudug Maxamed Cabdi Xaashi (Carabey) ayaa sheegay in Maamulkooda uu shaqeynayo dhismaha Ciidamada Maamulka Galmudug. Waxa uu sheegay in ay xooga saarayaan sidii loo qalabeyn lahaa Ciidamada Galmudug isla markaana ay ka shaqeynayaan hormarinta Ciidamada Kala duwan ee Galmudug. Waxa uu tilmaamay in Ciidamada Galmudug marka la qalabeeyo ay ka shaqeyn […]

Continue Reading

Sawiro:Wasiirka Amniga Oo Xalay Kormeeray Saldhigyada Booliiska Ee Qaar Ka Mid Ah Degmooyinka G/Banaadi

Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaalia Mudane Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa xalay kormeer ku tegay qaar ka mid ah saldhigyadda booliiska ee Degmooyinka Gobolka Banaadir.  Kormeerka wasiirka ayaa ku wajahnaa hubinta shaqada Ciimadamada Amniga  waxa uuna wasiirku ka hadlay qorshaha lagu xaqiijinayo ammaanka caasimadda iyo uruurinta hubka sharci darrada ah. Saldhigyada booliiska ee wasiirku xalay booqday […]

Continue Reading

Rag Shabaab Ka Tirsan Iyo Walxaha Qarxa Oo Doolow Lagu Soo Bandhigay+Sawiro

Wasaaradda amniga dowlad goboleedka Jubaland ayaa degmada Doolow ee gobolka Gedo kusoo bandhigay afar nin oo ku eedeysan in ay ka tirsanyihiin maleeyshiyaadka Al-shabaab iyo waxlaha qarxa oo la sheegay in lagu soo qaqabtay. Raggan ayaa waxaa laga soo qabtay mid kamid ah xaafadaha magaalada Baladxaawo, waxaana gacanta kusoo dhigay ciidamada ammaanka degmadaasi. Wasiirka amniga […]

Continue Reading