Liverpool Oo Dib Usoo Ceshanaysa Suso Hadii Ay Waayaan Philippe Coutinho
Liverpool ayaa lagu soo waramayaa inay ka fiirsaneyso inay ku soo laabato xiddiga qadka dhexe Suso haddii ay waayaan Philippe Coutinho inta lagu jiro suuqa kala iibsiga bisha Janaayo. Coutinho ayaa dalbaday codsi ah in kooxda laga diro intii lagu jiray suuqa kala iibsiga xagaagan, laakiin Liverpool ayaa diiday , iyagoo iska diiday seddex lacag […]
Continue Reading