Chelsea Oo Dhameystirtay Saxiixa Ross Barkley
Chelsea ayaa ku dhawaaqday inay lasoo saxiixatay ciyaaryahanka qadka dhexe ee Everton Ross Barkley heshiis shan sanno iyo bar ah. Warar soo baxayay ayaa sheegaya in Chelsea ay ku dhowdahay inay la soo wareegto ciyaaryahan inta lagu jiro saacadaha kama dambeysta ah ee xagaagaan suuqa kala iibsiga, Barkley ayaana doorbidayay inuu ka tago kooxda ilaa […]
Continue Reading