Howlgal dad la tuhunsanyahay lagu qab qabtay oo ka dhacay Afgooye
Wararka ka imaanaya degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in howlgallo xalay laga sameeyay xaafado ka tirsan Afgooye lagu qab qabtay dad la tuhunsan yahay inay ka dambeeyeen weerar bambaano oo lagu dilay Guddoomiye kuxigeenkii dhanka Arrimaha Bulshada Gobolka Shabeellaha Hoose Cumar Maxamuud Cilmi. Mas’uuliyiinta Maamulka degmada Afgooye ayaa sheegay in dad […]
Continue Reading