Kadib markii 8 bishaan ay heshiis Cadaado ku gaareen dowlada Federaalka iyo maamulka Galmudug oo ku saabsanaa in doorashada Madaxweynaha Galmudug dib loo dhigo ilaa 30 bishan, ayaa isla maalintaas 8 April Guddiga doorashadu soo saareen jadwalka doorashada oo ka bilaababaya shalay oo aheyd 23 April, wuxuuna ku eg yahay 30 April oo ah maalinta loo asteeyey doorashada madaxweynaha.