Wafdi uu hogaaminayo wasiirka arrimaha gudahya dowlada federaalka Soomaaliya ayaa ku soo wajahan magaalada Cadaado.
Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya Cabdiraxmaan Xuseen Odowaa ayaa la filaayaa in saacadaha soosocda uu soogaaro magaalada Cadaado ee xarunta kumeel gaarka ah ee dawlad goboleedka Galmudug, waxaana socda qaban qaabada soo dhaweynta wasiirka oo magaalada laga dareemayo.
Faah faahin badan lagama hayo socdaalka wasiir odowaa hase ahaatee waxaa lafilayaa iney hordhac utahay arimaha doorashooyinka iyo xaaladaha amni ee Galmudug
Wixii warar kusoo kordha kala soco ceelhuur.net
Comments are closed.