Dhageyso: Muran ka dhashay Hub usoo degay dowladda Somalia
Muran ayaa ka dhashay hub ay dawladda Soomaaliya 22-kii bishii aynu soo dhafanay kasoo dejisay garoonka diyaaraha ee Muqdisho. Hubkan ayaa ka kooban qoryaha AK47 oo la ii sheegay inay gaadhayaan 300 qori iyo bastoolado iyaguna gaadhaya 300, rasaas iyo qalab kale oo milatari. Warar xogogaal ah ayaa sheegaya in hubkan la geeyey kayd hub […]
Continue Reading