Faafaahin Qarax Xalay ka dhacay Buuhoodle (Sawirro)
Faafaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxay Qarax xalay ka dhacay Magaalada Buuhoodle ee gobolka Togdheer, Wiil dhalinyaro ah oo isku soo xiray Suun walxaha Qaraxa aaya beegsaday gaari NOAH ah oo ay wateen dad masuuliyiin ah. Ilaa 3 qof oo ay ka mid yihiin Wasiirki hore ee arrimaha gudaha maamulka khaatumo Axmed Maxamuud Doolaal […]
Continue Reading