Sawirro: Ninka ugu da’da weyn Dunida oo 146 jirsaday
Ninka ugu da’da weyn dunida ayaa u dabaal dagay sanaguuradii 146 ee kasoo wareegtay dhalashadiisa. Ninkan ayaa lagu magacabaa Saparman Sodimejo, waxa uuna dhashay sanadkii 1870, ninkan ayaa ku nool tuula yar oo ku taala gobolka Java ee dalka Indonesia. Odaygaan ayaa dhimasho isku diyaariyey ilaa 1992, Â xataa waxaa la diyaariyey qabrigiisa, balse wali 24 […]
Continue Reading