Gaari ku Qaraxay Bar kontorool Duleedka Magaalada Muqdisho (Sawirro)

Qarax ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa ka dhacay Bar Koontarool ku taal Siinka Dheer duleedka magaalada Muqdisho , Bartan ayaa waxaa ku sugnaa ciidamo katirsan Nabad Sugida Qaranka NISA . Sida aan Wararka ku heleyno gaari yar oo nuuca raaxada lagana soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa ku qarxay […]

Continue Reading

Daawo: Alshabaab oo baahiyey Muuqaalka dardaarankii Saalax Badbaado

Ururka Alshabaab ayaa soo bandhigay muuqaal ayey kaga hadlayaan weerarkii ismiidaaminta ee ay ku qaadeen iridda xarunta  xalane 26-kii Luulyo 2016, weerarkaas oo uu fuliyey Ex-Xildhibaan Saalax Badbaado, oo 2010 ku biiray ururka Alshabaab. Muuqaalka ayaa muujinay Saalax oo sharaxaya sababta uu isku qarxinayo, wuxuuna muuqaalka lagu duubay goob u muuqata beer koofurta Soomaaliya, Muuqaalkan […]

Continue Reading