Hay’adda ICRC oo hoos u dhigeysa Howlgalkeeda Soomaaliya
Hay’adda caalamiga ah ee Laanqeyrta Cas ICRC ayaa sheegtay in ay yareynayso howlaha samafal ee ay ka waday Soomaaliya, kadib markii ay soo wajahday cabsi dhanka ammaanka shaqaalaheeda ah. Hay’adda ayaa sheegtay in bishii Maarso 2018 mid ka mid ah shaqaalaheeda ku geeriyooday qarax ka dhacay meel banaanka ah xafiiskooda Muqdisho, sidoo kale Bil ka […]
Continue Reading