IMF oo dowladda Soomaaliya ka taageeraysa tayeynta Shaqaallaha

Hay’adda Lacagta Adduunka ayaa sheegtay in ay waddo dadaallo kala duwan oo loogu tala galay in lagu tayeeyo Shaqaallaha iyo sidoo kale Adeegyadda ay bixiso dowladda Soomaaliya. Hay’adda IMF Waxa ay sheegtay in bilihii lasoo dhaafay ay socdeen dadaallo ku aadan in Sare loo qaado hanaanka Maaliyadda Soomaaliya sidoo kale la xoojiyo Khibradda Shaqaallaha ka […]

Continue Reading

Haddii ay Dowlada Naf Badbaadineyso anagaba Naf baan Badbaadineynaa !!

Dhaqtar Magaciisa Diidey in loo adeegsado Warbaahinta ayaa waxaa uu sheegey in ay aad ugu dhib qabaan Wadooyinka xiran ee Magaalada Muqdisho isagoo sheegey in ay Quus ka joogaan in ay ka Howl,galaan Goobaha Caafimaadka Magaalada. “Hadii ay Dowladu sheegtey in ay Naf Badbaadinayaan, anagana Naf baan Badbaadineynaa, waxaa Maalin waliba nalaga Hor istaagaa in […]

Continue Reading