Nin Sooma ali ah oo Noqday Wasiirka Socdaalka dalka Canada

Axmed Xuseen oo ah nin Soomali asalkiisu yahay ahaana mudane ka tirsan baarlamaanka dalka Canada ayaa Ra’isal wasaaraha dalka Canada Justin Trudeau uu u magacaabay inuu noqdo wasiirka socdaalka (The minister of immigration) ee dalka Canada. Mudane Xuseen ayaa caawaba xilkaasi loo dhaariyay, wuxuu gallaya taariikhda dalka Canada iyo ta Soomaalida labadaba, isagoo noqday Soomaaligii […]

Continue Reading

2 Gabdhood oo Soomaali ah oo lagu dilay Canada

Wararka laga helaayo Magaalada Ottawa ee dalka Canada, ayaa sheegaya in labo gabdhood oo Somali ah, islana dhashay lagu dilay dalkaasi. Booliska waxa ay sheegeen meydka labadan gabdhood in laga helay hal meel, waxaana ay sheegeen Booliska inay u qabteen dad la tuhmaayo inay falkaan wax ka ogaayeen. Gabdhaha la dilay ayaa waxaa lagu kala […]

Continue Reading