Qeybaha Bulshada Degmada Xeraale ee gobolka Galgaduud ayaa shalay shir isugu yimid, iyagoo si cad uga soo horjeestay waxa ka socda caaasimada Galmudug Magaalada Dhuusamareeb.
Waxgarad goobta ka hadlay ayaa muujiyey diidmada howsha ka socota caasimadda. Waa beeshii labaad ee diida waxa ka socda dhuusmareeb, sidoo kale Waxagradka Cabudwaaq ayaa la filayaa in ay iyaguna ka hadlaan arintaan.
halkaan ka daawo muuqaalka.