Maamulka degmada Jowhar oo beeniyay nin oday ah oo Al-shabaab dileen in uu iyaga katirsanaa
Guddoomiyaha degmada Jowhar Cismaan Maxamed Muqtaar ayaa beeniyay in nin da’ ah oo ay Al-Shabaab ku dileen deegaanka Fiidow uu ka tirsanaa maamulka degmada Jowhar uuna hayay xilka guddoomiyaha xaafada Buulo Shiikh. Guddoomiye Baareey oo la hadlay weriye ka tirsan jowhar.com ayaa sheegay in Cali Cabdulaahi uusan ahayn xilligan guddoomiyaha xaafada Buula-shiikh balse uu […]
Continue Reading