Shirka Joogteynta Iskaashiga ee Qaarada Afrika iyo Shiinaha oo dhawaan ka furmi doona Jabuuti

Waxaaa Dalka Jabuuti Bisha July 4-7 ee Sannadka  2018 ka Furmi doona Shir Balaaran oo ay wada yeelan doonaan Wadamada Afrika iyo Shiinaha, waxaana Shirkaas ka qayb gali doona Madax ka tirsan Dowladaha Afrika iyo Shiinaha. Madashaan ayaa waxaa Diiradda lagu saari doonaa sidii loo sii Xoojin lahaa  ma loo joogteyn lahaa Xiriirka  Iskaashi ee Wadamada Afrika iyo […]

Continue Reading

Taliyaha Xoogga Dalka oo Tababar u furay ciidamo ka tirsan Ururka 60-Aad

Taliyaha ciidanka xoogga dalka General C/wali Xuseen jaamac Gorod oo ay wehliyaan Saraakiil ka tirsan Ciidanka xoogga dalka ayaa tababar u furay cutubyo ka tirsan Ciidanka ururka 60Aad xooggga dalka. Tababarka loo furay Ciidanka Ururka 60-Aad ee ilaalada Madaxtooyada soomaaliya ayaa  waxa uu socon doonaa Mudo Saddax bilood. Ugu horeeynti waxaa munaasabada furitaanka tababarka ka hadlay […]

Continue Reading

RW Itoobiya Abiy Axmed oo ka badbaaday isku day dil (Sawirro+ Video)

Fagaaraha Meskel ee magaalada Adis-ababa caasimadda itoobiya ayaa maanta waxaa isugu soo baxay dad aad u farabadan, waxaana lagu taageerayey Ra’iisulwasaaraha cusub ee dalkaasi Abiy Ahmed, waana banaanbaxii ugu balaarnaa ee ka dhaca itoobiya. Abiy Ahmed waa 42 jir , bishii April qabtay xilka ra’iisulwasaaraha itoobiya, wuxuuna kasoo jeeda qowmiyadda oromada, isagoo sameeyey isbadalo waaweyn, oo […]

Continue Reading

Cadaado: Kalfadhiga 7aad fadhigiisa 1aad ee Barlamaanka Galmudug (Sawirro)

Barlamaanka Dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta ku shiray xarunta kafaalo Magaalada Cadaado, Waxaana shir gudoominayey gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir, fadhigan oo ahaa kalfadhiga 7aad fadhigiisa 1aad ee  ee Barlamaanka Galmudug ayaa Waxaa soo xaadiray 46 xildhibaan, waxaana  looga dooday ajandayashan: Furitaanka Kalfadhiga Dhageysiga Guddiga Barlamaanka in Xukuumaddu soo gudbiso sharciyada laga sugayo. Xildhibaanada […]

Continue Reading

RW Kheyre oo dalka dib ugu soo laabtay

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, kadib markii uu ka soo qayb galay shirkii Oslo Forum ee looga hadlayay xaaladda dhaqaale iyo dib u habaynta Maaliyadda Soomaaliya. Madasha waxaa ka qeyb galay sanadkaan Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, Ra’iisul Wasaaraha dalka Norway, Erna Solberg, Xoghayaha […]

Continue Reading

Maxkamadda Ciidamada Jubbaland oo Dil ku fulisay 3 Nin (Sawirro)

Maxkamada ciidamada qalabka sida ee dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee jubbaland ayaa waxay maanta xukun dil ah ku fulisay saddex askari oo ku eedaysanaa fal-dambiyeedyo dil ah kuwaas oo kala ah. Cabdullaahi Asad Ismaaciil oo horay u dilay xaaskiisii marxuumad Muxubo Maxamed Guure C/rashiid Axmed Xasan oo horay u dilay Marxuum Maxamed Cabdullaahi Xirsi Aadan Cabdi Muumin […]

Continue Reading

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Addis Ababa

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa gaaray Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda Dalka Itoobiya, si uu ugu qayb galo shirka deg-degga ah ee Urur Goboleedka IGAD, kulankaas oo looga hadli doona xaaladda koofurta Suudaan. Waxaa sidoo kale Magaalada Addis Ababa ku sugan madaxda Dalalka ku bahoobay Urur Goboleedka IGAD, wakiillo ka socda midowga Afrika , QM, […]

Continue Reading

R.W Khayre oo Oslo kula kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khaye, ayaa magaalada Oslo ee xarunta dalka Norway kula kulmay jaaliyadda Soomaaliyeed ee waddankaasi ku dhaqan, kadib munaasabad ballaaran oo ay u sameeyeen wafdiga Ra’iiul Wasaaraha oo maalmihii u danbeeyey halkaasi ku sugnaa. Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka qeyb galayaasha Munaasabadda u jeediyay khudbad dhinacyo baadan taabanaysa oo […]

Continue Reading

Xogta: Gabadh u shaqeynaysay ICRC oo laga soo Afduubtay Muqdisho

Sonja Nientiet oo ah gabadh u dhalay dalka jarmal ayaa 8-da Fiidnimo Arbaco 2 Bisha May 2018, waxaa koox hubeysan ka afduubteen xarunta hay’adda ICRC magaalada Muqdisho. Ninka Afduubka hogaaminayey ayaa u shaqeynayey isla hay’adan ICRC waxaana magaciisa lagu sheegay Maxamuud Maxamed Calas, Dhalasho ahaan waxa uu ka soo jeeda gobolka Galgaduud gaar ahaan degmada […]

Continue Reading