Kenya oo ka jawaabtay baaqii dowlada soomaaliya
Dowladda Kenya ayaa ka jawaabtay warqad shalay ka soo baxday Wasaarada Arrimaha Dibbada Dowladda Federaalka ee Soomaaliya oo ku eedeysay dowlada Kenya inay faragelin ku heyso arrimaha gudaha ee Soomaaliya. Qoraalka ayaa dowlada Kenya ugu baaqday inay si deg-deg ah u joojiso “xadgudubyada ka dhanka ah madaxbannaanideeda iyo falalka xasillooni darrada ah ee ay ka […]
Continue Reading