Taliyaasha Ciidammada Qalabka Sida oo gaaray Dhuusamareeb”Sawirro”

Taliyaasha ciidanka xoogga dalka, Booliiska iyo Asluubta ayaa maanta soo gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad gobaleedka Galmudug. Taliyaasha oo ay la socdaan guddiga isku dhafka ciidanka qalabka sida oo hormuud uu u yahay wasiiru dowlalaha difaaca ayaa socdaalkoodu salka ku hayaa fulinta amarkii Ra’iisul wasaaraha dalka oo ahaa in la qarameeyo ciidamada Ahlusunna iyo […]

Continue Reading

Xaaf iyo Farmaajo oo ku kulmay Muqdisho (Sawirro)

Axmed Ducaalle Gelle Xaaf iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa galabta gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Aadan Cade  kusoo dhaweeyay Masuuliyiin katirsan Dowlada Soomaaliya. Madaxweynaha oo warbaahinta kula hadlay Qeybta nasiinada ee Garoonka Diyaaradaha ayaa sheegay in uu Xamar u yimid in uu Dowlada kala shaqeeyo in la sameeyo […]

Continue Reading

MD Farmaajo oo Xarig jaray Waddo Laami ah (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xarigga ka jaray waddo cusub oo laami ah oo isku xirta degmooyinka Shingaani iyo Cabdicasiis ee Gobolka Banaadir, taas oo loogu magac daray Abwaan Cabdullaahi Suldaan Timacadde. Madaxweyanaha oo dul istaagay doorkii taariikhiga ahaa ee uu Abwaan Timacadde ku lahaa halgankii xornimo doonka iyo waqtigii dowlad […]

Continue Reading

Bulshada Xeraale oo Gaadiid Dagaal iyo Ciidan ku wareejiyey RW Kheyre (Sawirro)

Bulshada Xeraale ee gobalka Galguduud ayaa hub, gaadiid dagaal iyo ciidamo ay si gaar ah gacanta ugu hayeen ku wareejiyay Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre oo shalay socdaal shaqo ku tegay Xeraale. Bulshada Xeraale ayaa Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre u sheegay in ay hubka, gaadiidka iyo ciidanka u wareejinayaan si ay […]

Continue Reading

Maxkamadda Racfaanka Puntland oo dil ku xukuntay Raggii dilay Caasho Ilyaas

Maxkamadda Rafcaanka gobolka Nugaal oo saaka mar kale dhegaysatay dacwadda loo haysto saddexda nin ee ku eedaysan Kiiskii Caa’isha Ilyaas ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqday go’aanka kama dambaysta ah ee dacwadda. Maxkamadda ayaa dil toogasho ah ku xukuntay saddexda eedaysane iyadoo ku raacday xukunkii ay ridday maxkamadda derejada kowaad ee gobolka Nugaal kadib markii sida […]

Continue Reading

RW Kheyre oo dib ugu laabtay Dhuusamareeb.

Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay saqdhexe dib ugu laabtay magaalada Dhuusamareeb caasimadda Dowlad goboleedka Galmudug. Waxaana safarkiisa ku wehlinaya wasiirka Arimaha Gudaha DFS Cabdi M.Sabriye iyo xubno kale oo ka tirsan Xukuumadda iyo Baarlamaanka. Kheyre ayaa Afartii maalmood ee lasoo dhaafay cagta soo mariyey magaalooyinka Godinlabe, Cadaado, Cabudwaaq, Huurshe iyo Xeraale. Isagoo halkaas […]

Continue Reading