Faransiiska oo ka hadlay Dagaalka Al-Shabaab
Ka dib kulan ka dhacay Magaalada Paris ee Caasimadda dalka Faranciiska kasoo oo dhexmaray Madaxweynaha Faranciiska iyo Dhaxal-sugaha dalka Sacuudiga, Maxamed Bin Salmaan ayaa waxaa looga hadlay dagaalka Al-Shabaab ee ka socda Soomaaliya. Madaxweynaha Faranciiska ayaa sheegay in dowladdiisa ay bixin doonto dhaqaalle dheeraad ah oo loogu tala galay in lagu dagaallamo Al-Shabaab. Waxaa uu sidoo […]
Continue Reading